Siyaasi Ramaax Oo Looga Yeedhay Xarunta Ciidanka Dembi-baadhista C.I.D

0
450

Siyaasi Ramaax Oo Looga Yeedhay Xarunta Ciidanka Dembi-baadhista C.I.D

Warar hadda isoo gaadhaya ayaa sheegaya in Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) Xoghayaha Arrimaha Gudaha UCID mar dhawayd looga yeedhay xarunta ciidanka dembi-baadhista ee C.I.D, halkaasna uu tegay si waraysi loola yeesho. Waxaanu u hoggaansamay yeedhmada ciidamada dalka.

Lama oga dacwadda dhabta ah ee laga gudbiyay iyo cidda ka dambaysa, lamana xaqiijin karo in sidaas gudaha lagu dhigi doono iyo in uu iska difaaci doono isaga oo dibad-joog ah. Wixii ka soo kordha waa aynu la socon idanka Alle.

Siciid Maxamuud Gahayr

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here