Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabili Doona Giddiga Dhexdhexaadinta

0
444

Madaxweyne Biixi Ayaa La Filayaa inuu Beri Qaabilo Ergadii Dhexdhexaadinta Ka Dhex Waday isaga iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaradka. Warar Xogogaala Ayaa Xaqiijiyay in Ergada Oo ka Kooban Ganacsato iyo Culimo Ay Beri La Kulmayso Madaxweyne Biixi, Waana Kulankii U Horeeyay Ee Dhex Mara Ergada iyo Madaxweynaha Tan iyo Markii Ay Ergadu Ku Guulaysatay inay Soo Dayso Siyaasiyiintii Ka Xidhnaa Xisbiga Waddani.

Waxa La Filayaa in Ergadu Ka Dhagaysato Madaxweyne Biixi Mawqifkiisa, iyagoo Hore Usoo Dhagaystay Mawqifka Xisbiyada Mucaaradka Ee UCID iyo Waddani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here