Laba Caruura,Aabahood iyo Hooyadood Oo Xaamilo Ahayd oo ku Geeryooday Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.

0
531

 

Laba Caruura,Aabahood iyo Hooyadood Oo Xaamilo Ahayd ayaa ku Geeryooday Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.,

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa Oo Ay Weheliyaan Kuwa Booliska ayaa ka hawlgalay maydkana ka soo saaray guriga dumay.

Masuuliyiinta Gobolka Maroodijeex Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Xaqiijiyey Maydadka Qoyskaasi.

#FahadKarie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here