Madaxda Gaashaan-buurta NATO ayaa soo galay guriga Borortooyada Ingiriiska ee looyaqaano Backingham,Maxaa Dhacay Ka Dib

0
423

Madaxda Gaashaan-buurta NATO ayaa soo galay guriga Borortooyada Ingiriiska ee looyaqaano Backingham ee ku yaala magaalada London;kaddib madaxwayne walba waxa u daanka iyo afka ka dhunkaday xaaska madaxwaynaha kale ee u salaamayo.

Balse Madaxwayne Erdogan ayaa guriga Boqoradda soo galay isaga oo gacanta haysta xaaskiisa oo sifiican u xijaaban;mana jirin hal madaxwayne oo ku dhacay in u dhunkado xaaska Ordugan ee xijaaban.

Sawirrkan oo laga qaaday isaga iyo xaaskiisa xijaaban ayaa si wayn u soo jiitay warbaahinta Caalamka.

Erdogan ayaa ka qayb galaya xuska sannad-guuradii 70-aad ee aas-aaskii isbaahaysiga NATO ee gaalada u badan,Turkiga ayaana ah dalka kaliya ee Muslim ah ee kujira Gaashaan-buurta awoodda badan ee NATO.

Xigasho:SayidOsman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here