Golaha Guurtida Somaliland Oo Wefti U Diray Waddanka Qaaradda Yurub

0
499

Xubno Ka Socda Golaha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa galabta u ambabaxay Waddanka Belgium Oo ay Casuumad Rasmiya Ka Heleen.
Xubnahani ayaa safarka ku wehelinaysa Marwo Faadumo Siciid Oo ah siyaasi madax banaan.

Mudanayaashan ayaa kala ah sadex xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtid Iyo Hal Xildhibaan Oo Ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here