BADHAN- Guddoomiyihii Baarlamaabka PUntland Mr Dhoobo Oo Shirar dareen dhaliyey ka wada bariga sanaag

0
385

Gudiga qaban qaabada Shirka wadatashiga dadka dega gobolada Sanaag Haylaan iyo Bari ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay Magalada Xingalool, gudigan maanta kulmay ayaa ahaa 15Xubnood oo laga soo xulay Degmayinka Dhahar Xingalool Buraan Damala Xagare iyo tuulooyinka ku hareeraysan.

Waxaana kulankan ka dib loo gudbi doonaa Magalada badhan iyo degaanada ku xeeran oo iyagana kuwan gudi la mid ahi ku diyaarsan yihiin, waxaana dhawaan qabsoomi doona shirwaynaha wada tashiga dadka degaanadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here