Kulan u dhaxeeya Madaxwayne Farmaajo iyo madaxdii ka horeysay oo ka bilaabmay aqalka madaxtooyada

0
420

Kulan u dhaxeeya Madaxwayne Farmaajo iyo madaxdii ka horeysay oo ka bilaabmay aqalka madaxtooyad

Waxa goor dhow ka bilowday xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdillahi Farmaajo iyo qaar kamid ah hogaamiyayaasha ururrada mucaaradka kaasoo lagu lafo gurayo xaaladda siyaasaddeed ee dalka gaar ahaan arimaha ku xeerran nooca doorasho ee dalka ka dhici kara sanad kadib iyo khilaafka dawladda dhexe iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada.

Shirkan ayaa yimid kadib markii madaxweynuhu casuumaad u diray madaxdii isaga ka horeysay oo hadda ku mideysan madasha xisbiyada isla markaana aad u diidan qaabka hadda dawladdu wax u maaranayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here