Wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland oo shaaciyey in Qiimayn lagu samayn doono Dhamaan Jaamacadaha

0
380

Wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland ayaa sheegay in guud ahaanba qiimayn lagu samayn doono Dhamaan Jaamacadaha Somaliland ayna dalka ka shaqayn doonaanan intii qiimayntaas ku soo Gudubta.

Wasiirka ayaa sidaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey shir ay wasaataddiisu ku qabatay hargeysa. Kaas oo la sheegay inuu yahay shirweynaha dib i eegista waxbarashada somaliland.

Waxaana shirkaasi furay madaxweyne ku xigeenka somaliland mr saylici.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here