BADHAN: Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Puntland Oo Ka Dhacay Bariga Sanaag Iyo Somaliland oo laga taageeray

0
445

Banaan Bax lagaga soo horjeedo maamul goboleedka putland ee Somaliya ayaa ka dhacay qaar ka mida Degaanada bariga sanaag gaar ahaan Magaalada badhan
Banaan baxan ayaa ka dhashay Sida lasheegay khilaaf soo kala dhex galay masuuliyiinta sar sare ee maamul goboleedka Somaliyeed ee putland isla markaasna Uu sababay in xilka laga qaado gudoomiyaha barlamaanka putland abdixakiin maxamed Axmed dhoobo
Dadwapyanaha mudaharaadka samaynaayay ayaa iskugu soo baxay qaar kamida wadooyinka halbswlaha ee magaalada badhan ee bariga gobolka sanaaga
Kuwaaso ku qaylinayay ereyo ay kagasoo horjeedan dawlad goboleedka Jutland kuna tageerayay somaliland waxaana la arkayay dadwaynahan Oo Lulaaya Calanka Somaliland.

Si kastaba ha ahaate xalada ka taagan dawlad goboleedka putland ee sababtay midaharaadadan ka Dhacay bariga sanaag ee lagaga soo hor jeedo Maamul putland ayaaa sababi kara inay meesha kasaaran qorshayaashi midoyinkii u danbeeyay ay ka wadeen maamulka putland Deganada bariga sanaag Isla Markaasina Ay Ka faaidaysan Doonto Somaliland Oo Aan Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Aan Awood Badan Ku Lahayn Degaanada Bariga Sanaag.

Somalilandrise.net

BADHAN office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here