DAAWO-Taliska Booliska Gobolka Awdal Oo Sheegay In Wada Hadal U Socdo Suldaan Wabar Iyo Somaliland

0
466

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Awdal oo warbaahinta kula hadlay boorame, waxa ay sidoo kale ka hadleen saraakiisha cusub ee loo magacaabay ciidanka booliska, kuwaas oo ay soo dhaweeyeen, ballanna qaadeen inay ula shaqayn doonaan sidii ay ula shaqayn jireen saraakiishii hore.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS OO FAAH FAAHSAN:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here