Guuto Ka Tirsan Maleeshiyo Beeleed degan Buuhoodle oo Si Rasmi Ugu Biirtay Ciidanka qalabka Sida ee Somaliland + Sawiro.

0
470

In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland.

Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle.

Ciidaman reer Buuhoodle ee ku biiray millateria Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland dhawaan gole deegaan u samaysay magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here