Uganda : Waxay Dhashay 44 Caruur Ah Ninkeediina Wuu Ka Cararay Markuu Ka Yaabay

0
334

Gabadh u dhalatay Dalka Uganda ayaa Jebisay Rikoodhka u Yaala Dhasha Dunida xili dunidu Khaati ka taagan tahay ubadka soo kordhaya ee dadku dhalayaan.

Gabadhan ayaa Foolatay 44 Caruur isku Xiga Dhamaantood way Mataanaysay

 

 

4 jeer oo isku xiga ayay dhashay min 4 caruur ah, hadana 4 jeer oo kale ayay dhashay min 3 caruur ah, hadana 6 jeer ayay mataano dhashay, afar jeerna min hal hal bay dhashay, isku gayn 44 caruur ah ayay haysataa, ma wax aanu ninkii qabay habeen madaw cararin baa, Mariyam waa reer Uganda

Warkan waxaa Baahiyay Wargayska Mirror oo ka soo Baxa London

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here