Golis University : Maamulka Gobolka Iyo Degmada Laascaanood Oo Ka Qayb Galay Dufcadaha Ka Qalin Jebiyay Jaamacadaasi

0
371

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo.

Waxaan maanta ka qayb-galay munaasibadda qalinjebinta ducfadii 2aad ee Ardayda Jaamacadda Golis faraceeda Laascaanood.

Dhammaan Ardayada, maamulka,macalimiinta si gaara Guddoomiyaha guud Siciid Axmed Xasan oo maamuska munaasibadan darteed u yimid ayaan hanbalyo & mahadcelin u dirayaa .

Ardyada maanta ka aflaxdayna waxaan leeyahay hanbayo hanbalyo waxaan idiin radaynayaa mustaqbal ifaya iyo inaad dadka & dalkaba ugu faa’iidaysaan cilmigaad barateen .

Nabad horumar baaxadleh oo gobolka sool ku talaabsado in.a.

Guddoomiyaha gobolka sool.
Abdiqani maxamuud jiidhe.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here