Agaasimaha Guud ee Biyaha Oo Markale Bilaabay Qodista Ceelbiyood Biyo Laga Waayay Deegaanka Oodweyne

0
585

Agaasimaha Guud ee Biyaha Oo Markale Bilaabay Qodista Ceelbiyood Biyo Laga Waayay Deegaanka Oodweyne

 

Waxaaa maanta Magaalada oodwayne dib looga bilaabay Qodista ceelbiyood uu hore madaxwaynaha Jsl hore u dhagax dhigay
Ceelkaas hore u qoday laba meelood oo ka mid ah magaalada lkn aan laga gaadhin biyo ku filan oodwayne Ceelkaas iyo Qaar kaleba Waxaa lacagtooda bixiyay Madaxwaynaha Qaranka JSL
Kadib Markii Wasaarada biyaha la kaashatay Dadka aqoon durugsan u leh cilmiga biyaha Waxay qaaday (Servey ) lugu baadhaayo biyo ku filan Dadwanaha rer oodwayne. isla goobtaa ayay maanta Shaqadii Qodista ceelku dib uga bilaabatay.
waxaaan illahay uga rajaynaynaa in Ceelkaasi noqdo mid lugu guullaysto biyo badana laga helo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here