Jid Cusub Oo Isku Xidhaya Sool iyo Sanaag Oo Markii Ugu Horaysay La Dhagax Dhigay,Maamulka Gobolka Iyo Degmada Laascaanood oo Kaalintooda Kasoo Baxay Iyo Fariin La diray

0
410

Wasiirkuxigeenka wasaaradda Gaadiidka iyo maamulka G.sool iyo kan degmada laascaanood odayaal Garaado cuqaal ayaa Maanta siwada jira udhax dhigay wado 300km oo xidhiidhinaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag

 

Jidkan cusub ayaa kaleexanaya Degmada adhicadeeye ee G.sool oo 30km dhanka Galbeed kaxigta Magaalada Laascaanood.

 

waxgaradka iyo boqorada cuqaasha Gobolka Sool ayaa soodhaweeyey wadadani waxayna kacodsadeen madaxweyne biixi inay xukuumad kaqaybqaadato dhismaha wadadani ka dad deegaan ahaana ay diyaar uyihiin Inay qaybtooda kaqaataan dhismaha wadadani

 

Wasiir kuxigeenka Gaadiidka Badhasaabka G.sool Duqa degmada laascaanood Xoghayaha fulinta Dawladda Hoose ee degmada laascaanood ayaa yaguna kaxukuumad ahaan Sheegay inay diyaar uyihiin Kaqaybqaadashada Dhismaha wadadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here