Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyey in aanay suurta gal ahayn in doorashooyinku wakhigoodii ku dhacaan farsamo ahaan iyo sharci ahaaba

0
580

Komishanka Doorashooyinka qaranka somaliland, ayaa shaaciyey in aanay wakhtigii loo asteeyey doorashooyinka baarlamaanka somaliland aanay suuga gal ahayn in ay ku qabssoomaan, kuwaas oo u astaysnaa dabayaaqada saonnadkan gaat ahaan bisha sagaalaad, waxaanay sheegeen in farsamo ahaan iyo sharci ahaanba aanay suurta gal ahayn inay doorashooyinku wakhtidoodii ku dhacaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here