Dayax Madoobaad Laga Arkay Caawa Gobolo Ka Mid Ah Soomaaliya

0
331

Hargaysa(Sr) Dayaxii Ayaa Madoobaaday Deegaano ka mid ah Dhulka Soomaalida Waxaana Dadka Lagu Wacdinayaa Inay Gutaan Salaada

Dayax madoobaadkii ugu weyn sannadkan 2019 ayaa lagu wadaa in uu dhaco.

Sida uu sheegay Khabiir dhinaca falagga ah oo u dhashay dalka Qadar Dr. Bashiir Marzuuq dayax madoobaadkan ayaa noqon doona mid dhammaystiran isaga oo hadhka dhulku uu 119.5% dayax qarin doono marka uu gaadho barta ugu sarraysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here