“Doorashada Hala qabto” Musharaxiin War Ka Soo Saarey Doorashooyinka Somaliland

0
382

Musharaxiinta u  ka sharaxan saddex xisbi ee Somaliland isla markaana ka qeyb gali doona doorashooyinka golaha wakiilada iyo deeganka ayaa waxaa ay si adag ugu baaqeen in doorashooyinkii ay dalka ka dhacaan oo xisbiyadu ay ka heshiyaan muranka ku gadaaman qabsoomida doorashooyinkaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here