DEG DEG:Taliyihii Qaybta Gobalka Booliska Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Taliye Qaybeed Cusub Oo Loso Magacabay Gobalka Togdheer. 

0
336

 

Taliyaha Ciidanka Booliska somaliland cabdilaahi fadal iiman oo maanta xilkii ka qaaday Taliyihii qaybta Booliska Gobalka ee togdheer Gashaanle Sarre Axmed Awl cali Shabeel oo mudo soo ahaa taliyaha qaybta booliska gobalka togdheer iyado maanta loo magacabay taliye cusub oo lagu magaacaabo cali gaade yare oo hore usoo ahaa badhasaabkii horee gobalada Saraar Iyo Hawd .

Xil ka qaadistan ayaa kuso beegmaysa xili mudahaardyo rabshada wata ay ka dhaceen shalay qaybo kamida xaafadaha magaalada burco iydo uu gobalka togdheer ku sugan yahay Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska somaliland cabdiraxmaan liiban fooxle.
Image may contain: one or more people, sunglasses, beard, outdoor and waterImage may contain: 2 people, hat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here