Home English News Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco

Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco

0
417

Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco

Mudaharaad lagaga soo horjeedo dagaal gobolka Sanaag ku dhex-maraya Ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa jabhadda Kornayl Caarre gobolka Sanaag ayaa goordhawayd ka bilaamay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa magaalada Burco.

Sidoo kale, shacabka ayaa taayiro ku gubaya waddooyinka qaar ee magaaladaasi.

Dhinaca kale, dagaal ayaa ka socda deegaanka Dhoob ee bariga degmada Ceerigaabo, kaasi oo u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Korneyl Caarre, waxaanu mudaharaad ka bilaamay magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here