Dagaal Culus Oo Wali Ka Socda Deeganka Ceel Afweyn iyo Ciidamadii Qaranka Oo Ku Baxay + [ Sawiro ]

0
363

Weli waxaa socda dagaalkii deeganka ceel Afweyn ku dhex maraayey laba beelood oo halkaasi wada dega .

Labada  Labada Beelood  ayaa Hada hubka Noocyadiisa waaweyn Isku Riday Sida La sheegayo Waxaa La ka qabsaday Tigniko Dhiwr ah dhamashada Waxaa ay ku dhaw dahay 10 qof

Xukuumada weli ma Gaadhin Aaga Dagaalku Ka soconayo , Waloow ay Daqiiqado Kooban ka Hor Ka Baxeen Ciidamada Somaliland  ee fadhiisinka ku lahaa Magalada cerigabo.

Dhinaca kale dagaalkan oo shalay bilaabmay ayaan waxaa aan ka hadlin xukuumada madaxweyne Muuse Biixi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here