Wasiirka arrimaha dibedda somalilandDalka Niger Kaga Qayb Galaya Shir Midawga Africa Uga Qabsoomaya Dalkaasi

0
470

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) Ayaa Dalka Niger Kaga Qayb Galaya Shir Midawga Africa Uga Qabsoomaya Dalkaasi.

Shirkan Ayaa Waxa Lagaga

Hadlayaa Hirgelinta Heshiiska isu Socodka Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaarada.

Wasiirka Arrimaha Dibada Niger Ibraahim Yacoubou iyo Saraakiil Kale Ayaa Si Diiran Usoo Dhaweeyay Waftiga Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here