Xisbiga UCID oo xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay dagaal ku qaado dawladda Somaliya

0
113

Xisbiga UCID oo xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay dagaal ku qaado dawladda Somaliya

,iyada oo adeegsanaysa maraakiibta⛴ dagaalka iyo hubka ridada dheer.🛫

Xoghayaha arrimaha gudaha mudane Ramaax ayaa sidaasi ugu baaqay xukuumadda,waxaana uu sheegay in hadii ay talada dalka qabtaan ay qaadi doonaan talaabo kaste oo ay ku aamusiinayaan Somaliya.Abdifatah Xareed

Leave a Reply