Puntland ayaa kordhisay cushuurta laga qaado alaabaha aan daruuriga ahayn ee somaliland u dhoofiso puntland
Biyaha,sharaabka,dharka iyo qalabka dhismaha ayaa kamida alaabta somaliland u iibgeyn jirtay puntland waxana la kordhiyey 200%(boqolkiiba laba boqol)halka alaabaha daruuriga ahna la kordhiyey 100% sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay wasaarada maaliyada maamulkaas.