DEG DEG- Xukuumadda oo Xayiraadda ka Qaaday Eryal iyo Horyaal TV oo ay dhawaan Xannibtay.

0
514

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraadda ka Qaaday Eryal iyo Horyaal TV oo ay dhawaan Xannibtay..

Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland ayaa si rasmi ah u burisay ruqsaddii laysanka laga siiyay laba Televishan Television ah Eryal iyo Horyaal TV. Ka dib kulamo dhowr ah oo lala yeeshay wada-hadalku waxa ay ku heshiiyeen in ay dib u soo noqdaan howlahooda iyo wasaaraddooda waxay mamnuucayaan xayiraadda lagu soo rogay 15-kii Juun 2019

Shir jaraaid oo ay wada qabteen wasiirka warfaafinta iyo masuuliyiinta tvyadaasi. Ayaa waxa ay ku sheen in is angharad laga gaadhay xayiraaddii tvyada Eryal iyo horyaal

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here