SANAAG : Gobol Saamigiisu Dhinac Ka Raran Yahay Iyo Ilmada Yaxaaska ee Ku Keliyaysatay Beel Degta Ceerigaabo.

0
2323

 

 

Ceerigaabo(Somalilandrise)   Xaaladaha soo Noqonaya ee Salka ku Haya Awood Qaybsiga Beelaha Wada dega Gobolkaasi Ayaan Ilaa iminka la haynin haba yaraatee Cid Si Madax banana isku Dul taagta Marka laga Yimaado Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Kasii Dartay.

Cadaalad darada Deegaanka Ayaa Maraysa Halkii ugu Saraysay Abid ee Dhinaca Saami qaybsiga Taasi oo u Muuqata Waqti xaadirkan inaan la Wada Degin Gobolkaasi Waxaana ay  sii Murginaysaa in Horumar Waara uu ka dhasho Deegaamada Ceerigaabo iyo ceelafweyn

Xukuumadihii u Kala Danbeeyey Xisbiga Kulmiye ayaa Mid kastaa Waxaa Ay indhaha Ka lalinaysaa inay Si Qoto Dheer u dalooliso Hurgumada Dhibkan Deegaanka kusoo celcelinaysa taasi oo u Muuqata Inay raaliba ka Tahay Dulmiga Iyo Cadaalad darada Beel Keliya oo Deegaankasi Degtaa kula kacday Beelaha kale Ee La Dega Gobolka Sanaag.

Ilmada Yaxaaska ,Saami Ayaa naga Maqan Iyo gobolka Waa Nalaka Qaadayaa Waa Astaamaha Dadka Isku raaca Inay Dulmi Dagamsadaan Waxaana Taasi ku Caano maashay beel keliya Oo Gobolka oo dhan ka Degta gudaha Magaalada Ceerigaabo Isla Markaana aan ku Lahayn Degmooyin Waaweyn iyo Deegaano balaadhan .

Xukuumada Talada Haysa Ayaa Ay si adag Uga soo Horjeedaan iyagoo Dhamaanba Mucaarid iskugu Biyo Shubtay Taasi oo Keentay In Ay Xukuumada Muuse Biixi ka Hamrato isla markaana Saamiga ay Ku Leeyihiin Ay dib ugu celisay Sidii Dawladii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin .

Xukuumadii madaxweyne Siilaanyo ayaa Isasoo gaadhsiisay Beelaha Wada Dega Gobolka Sanaag iyo Saamiga Xilalka iyo shaqaalaha Dawlada Waxaana Ay taasi Cadho ku Abuurtay Cid kasta oo Dulmi Doonaysa isla Markaana Cadaalada ku cadanyoota.

Tani Ayaa Ah Sababta Gobolka Sanaag Loogu eedeeyo inuu Ka danbeeyo gobolada kale isla Markaana Ku keenay Dib u dhaca dhinacyada horumarka,Caafimaadka,Waxbarashada,Biyaha,Jaamacadaha iyo Adeegyada Bulshada

Jaamacada Weyn Ee ceerigaabo Iyo Dhamaaba Dugsiyada Waxbarasho ee Gudaha Magaaladaasi ayay la Wareegeen Beel Gobolka ka degta Wax ka yar 30% Isla Markaana Waxay U Huubaysay Beelaha kale ee Warsangeli,dhulbahante Iyo haabrjeclo oo Dega 70% Gobolkaasi iyo degmooyinka hoos Yimaada.

 

JAMHURIYADA SOMALILAND

                                                                                                                                                26/11/2018

KU:  MADAXWAYNAHA JSL IYO MASUULIYIINTA DAWLADA DHEXE EE WARBIXINTANI QUSAYSO

Warbixin Dheer oo aanu kusoo baadhnay Qaabka Saami Qaybsiga Deegaanka iyo Xilalka Gobolka iyo degmooyinka Hoos yimaada Ayaanu Idiinku Iftiimin Doonaa in Ay lagama Maarmaan tahay Sidii Eelka Looga Raadin lahaa halka uu  Yaala

 

 

 

 

 

 

 

 

 

UJEEDO:  WARBIXIN CABASHO DHALLIN YARADA GALBEEDKA G/SANAAG CEERIGABO:

Hadaanu nahay dhalinyarada Gobolka Sanaag Gaar ahaan Galbeedka Sanaag. Dhalinyaradani waxay dhamaantood kasoo jeedaan Degmooyinka . Garadag, Ceel-afwayn, Ceerigaabo,  iyo Godmo-biyacas iyo Xiis

waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa cabasho Aanu ka qabno Nidaamka dawlada dhexe Kaasoo ah Qaabka Shaqalaysiinta iyo Magacaabista Masuuliyiintaa Lamaha dawlada ee heer Gobol.

Waxanu hore  dawlada  iyo  xisbigaba usoo bandhignay xiligii Ololaha Musharax nimada Madaxwaynaha hada Md Muuse Biixi Cabdi taasoo aanu idinkusoo bandhignay  Nidaamka shaqalaha iyo maamulka wasaradaha gobolka Sanaag iyo sidaanu uga maqanahay  kuwaaso aanu kawaynay samigaanu kulahayn iyadoo aay ka jireen in Hal reer Loo wada dhiibay wasaradaha Reer kaas  oo ah mid kamida reerahanu isu haynay Loolanka Siyaasad anagoo ku kala duwanayn aragtida siyaasada,  dhamaana ay wasaradahaasi noqdeen kuwo aan shaqayn ee lagu naas nuujiyo dad gaar ah  waxaanu warbixintaydii hore ku xusnay inay isuduwayaasha Gobolka Sanaag ay dhamaantood la sheqeeyaan xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI.  Hadaba war bixintaas iyo cabashadaas waxba lagama qaban waxayna bedelkeedii noqotay in lagusii kordhiyo  lasoo magacaabo dad cusub.

Arimaha aanu Dawladayada ka waynay ee aanu kaga cabanayno waxa kamida

  1. Dawladu waxay ilawday tacabkii iyo dhibtaanu usoo maray ee ah taageerida hiilka iyo hooda lahayd ee  yar iyo wayn ay isla garab istaageen xisbi xaakilmka kulmiye iyo dawalada ka dhalatay.
  2. Waxay dawladu ilawsantahay in dagaalada iyo Gumaadkii lagu sameeyey beesha ay ahayeen colaad siyaasadeed oo Lagula dagaalamayo Beeshan Taageeridii  Xisbiga Kulmiye Aanu taageeray, waxaana Badbaadinta iyo Jacaylka dawladayada nagaga maqan in ka badan 50 Qof oo aanu ku ilawnay ilaalinta dalka iyo Rajo aanu Qabnay.
  3. Waxaa Dawladu nagu samaysay inay Nawaasiiso Madaxdii aanu Gobolka Kulahanlahayn, Sida Badhaasbka, Isuduwayaasha, Xoghayaha Gobolka iyo Ciidankii qaranka ee beeshan oo iyagoo  difaacaya dalkooda  la qaaday  oo lagu kala tuuro Galbeed iyagoo ka fogaaday caruurtodii iyo reerahoodi iyagoo aan waxay galabsadeen jirin ayna sababtu ahayd qaska ay wadeen dadkaas dawlad diidka ahi.
  4. Waxaanu diidnay in meelkasta ay masuul ka ahaadaan dad jabhadnimo ku caan baxay iyo kuwa caawinaya iyaadoo Gobolkii lagu mashquuliyey Hadalo iyo Rabshado loona diiday inay horumarka iyo dawladnimadu ka taba galaan, waxaana waxa ka danbeeya Beelo Tirayar oo dawlada Lidi kala horyimi,
  5. Waxay Dawladu ka jeesatay inay Gobolka umagacawdo Beeshayada degta masuulinteda taaso ah Madaxda Ciidamada, Madaxda Wasaradaha, shaqaalaha, waxaanuna u aragnaa inay dawladu ka indho qarsanayso arintaas, xataa waxay dawaladu dayacday inay soo dhawayso Reeraha Daarood oo Saami xoogan kasiiso dawlada iyo gobolka taaso inoo hagaajinaysa nidaamka aynu kadawlad ahaan rabo inaynu gaadhno, Lamahan dawlada ee reerku haystaa waxay sababtay dantii gobolku inay baabado, waxayna tahli kariwayeen inay meelaha ay haystaan ka dhigaan meelo bulshada gobolka loogu shaqeeyo balse waxay ka dhigeen meelo ay ka shaqaystaan, waxayna si badheedh ah ugasoo horjeedaan nidaamka xisbiga kulmiye iyo Dawladiisa iyagoo aan marnaba si hagar laa’aan ah ulashaqaynayn ee ay kuwataan  uun dan dhaqaale,

 

Dawaladu dadkay  Xilalkii gobolka ku taxday  ee hadana kasoo horjeeda!!!!!!!!!!!!!!.

  • Waxaa dhamaan wasaradaha jooga oo maamulaya Dadkii kasoo horjeeday inuu Kulmiye Ku guulaysto Talada dalka iyadoo Ay dhamaan wasaradah Iyo Lamaha dawalada ay ka dhigeen meel ay isku Guneeyaan, waxana dhamaan la iska xidhay xafiisyadii dadka loogu shaqayn laha.
  • Waxay dadkani dhamaantood kamid noqdeen qaswadayaasha Gobolka waxayna Gacan Siiyaan Jabhadaha Hubaysan ee Ka soo horjeeda Dawlada
  • Waxa cad oo aanu la soconaa inay masuuliyiinta tawlada ku jiraa ay ku hawlan yihiin dibindaabyada iyo Khalkhal gelinta horumarka iyo nidaamka dawladu wado iyagoo Ku caawiya Hubka iyo saanadaba Jabhadaha hubaysan garabna siiyaan.
  • Waxa gebi ahaanba meesha ka baxay nidaamkii iyo xidhiidhkii  dawladnimo ee gobolka iyo degmooyinku wada yeelan lahayeen markii ay ku urureen dad isku beel ahi kana soo wada jeeda Hal degmo.

 

Waxaanu si sharaf leh uga codsanaynaa inay hoos u eegaan cabashadayada iyo warbixintayada 2aad. Anagoo hadh iyo habeen utaagan ilaalinta iyo lashaqaynta Xisbi xaakimka Kulmiye iyo Maxdaxwaynahayaga aanu dooranay.

Waxaanu dawladayada ka lanahay inay Naga qayb geliso masuuliyiinta Heer Gobolka Sanaag, anagoo aan lahayn wax masuuliyiin, sida shaqalaha wasaradaha iyo isuduwayaasha iyo Ciidamada Amaanka oo dhamaan nalaka wada saaray, anagoo ah 70% dhalinyarada ugu badan, Xaga aqoonta iyo xaga degaankaba Gobolka Sanaag. Iyadoo aanu nahay beesha ugu mudan inaanu saamiga ugu badan maamulka ka helo gobolka.

, intaaba waxaanu sugaynay In aanu Helo garawsho oo Dawlada dhexe ah, anagoo   ah aqoonyahanka Taageersan  Siyaasada Xisbiga Kulmiye ilaa intii la aasaasay  keenayna  Guusha labada jeer  uu ku hantiyey Talada Dalka.

F.G. waxaanu soo dhawaynaynaa inay dawladu xilalka ku salayso Guud ahaan Beelaha Gobolka Iyadoo U eegaysa Degmooyinka Gobolka sanaag. Waxaanan marnaba aqbalayn In Beeshayada oo degta Gobolka intiisa badan ay  ka maqnaadaan, saamiga shaqaalaha heer degmo iyo heer gobol iyo weliba Xilalka masuuliyiinta dawlada sida uu hada yahay, waxanu kasoo hor jeednaa in hal reer isku taxo xilalka, iyagoo weliba Dib u dhac ku ah Gobolka iyo horumarkiisa. Waxaanu dayaca gobolka utirinaynaa xaga xukuumada oo aan marnaba ka hawlgelin halka sartu ka qudhuntay, Haday cadaalad daro Xil ka jirto dalka waxay ka jirtaa Gobolka sanaag.

 

 

WAA KUWAN LIISKA LAMAHA DAWLADA OO HAL REER LAGU URURIYEY

1)BAANKA DHEXE LAANTA CEERIGAABO

 

No  Magaca Shaqada/ Awooda Qabiil
 

1

Maxmed cabdi cisman Maamulaha baanka dhexe Reer yoonis H.jeclo
2 Axmed Yuusuf Cawl M/x/Baanka Muse Ismaaciil
3 Jaamac  Siciid warsame Xisaabiyaha baanka Muuse ismaciil
4 Cabdi Kuus Khasnajiga  muuse ismaciil
5 Cadnaan xassan xaashi Xoghaye Sacadyoonis
6 Cilmi siciid cilmi Qaybta jeegaga Sacadyoonis
7 Ina Balool Xoghayaha muuse. Ismaciil
8 Cali maxamed Ducaale xubin Muuse ismaciil
9 Ina qamash Xubin Muuse ismaci
10 Cabdi boqor Xubin Muuse Ismaacii
11 Luul siciid Xoghayn2 Muuse Ismaaciil
12 Axmed yuusuf x cige Dareewal Muuse  ismaaciil
13 Mustafe Boqor Xoghaye Muuse. ismaciil
14 Luul Xoghayaha Guud Muuse.   Ismacil
15 Siciid Saalax Aadan Qaybta Sarifta Warsangeli
16 Siciid Cali Ducaale Qayb Mushaharda Dhulbahante
17 Cabdi Muuse Xirsi Xoghaye Dhulbahante
18 Axmed Maxamed Labo-lugood X.Khasnajiga Dhulbahante
19 Ina Qamash Xoghaye Muuse ismaciil

 

 

 2)SHAQAALAHA WASAARADA  MAALIYADA, FAAHFAAHIN KU SAABSAN SIDA ISKU RARANKA QOYS QUDHA UGU YIHIIN WASAARADAAS SHAQAALE IYO MAAMULBA

NO \ SHAQADA QABIILKA  
1. Maxamed Cali Issuduwa Farta Dhexda Ka Qaniini Doona Muuse Biixiha Muuse ismaciil  
2. Ahna Maxamed Cali Maamulaha Kastamka Muuse ismaciil  
3. Jimcaale Jaamac Ibraahim Mam. Xaf. Cashuuraha Beriga, Waxay Ilmader Yihiin Isuduwaha Muuse Ismaciil  
4. Ismaciil Faarax Ismacil Xoghayaha Guud. W.  Maliyada Muuse ismaciil  
5. Safiya maxmed ducaale Xogahaya Cashuraha Beriga, Hooyo u Tahay Xog, Maaliyada ismaciil Faarax Muuse  Ismaciil  
6. Cabdilaahi Farax Ducaale Khasnajiga Cahsuuraha Beriga, Waa Ilmadeer Isuduwaha Muuse Ismaciil  
7. Faarax Xog. Xisaabiyaha Muuse Care  
8. Farxiya Xoghaye Muuse ismaciil  
9. Nusayba Axmed Askar Xubin Sacad Yoonis  
10.  Maxamed Abdilah Cige Xubin Muuse Ismaciil  
11. MAxamed Cabaase Lacag Jaraha Muuse ismaciil  
12. Faysal Hudhuu Maamulaha Kastamka dararweyne Muuse Ismaciil  
13. Cali Xasan Cismaan Baadhowga kastamka Muuse Ismaciil  
14. Shube Mamulaha Kastamka Maydh Muuse Ismaciil  

 

3) WASAARADA XANAANADA XOOLAHA IYO KALUUMAYSIGA

MAGACA/NAANAYS SHAQADISA/AWOODA QABIILKA
Ismaaciil  saalax Dhegjaaf Isuduwaha Muuse ismacil
Siciid warsame cumar Isuduwaha w/kalluumaysiga aduxmiin
Cabdirisaaq Qawdhan Isuduwe Xigeen  Muuse Ismacil
Suldaan Xaaji Raanguuri Xubin Muuse Ismaciil

 

 

 

4)WASAARADAA CADAALADA

 

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADIISA/AWOODA QABIIL
1. Cabdilahi Xusen Maax Isuduwaha Wasaarada Muuse Ismaciil
       
7)WASARADA BEERAHA
NO MAGACA /NAANAYS SHAQADIISA/AWOODA QABIILKA
1. Maxamed Yusuf Degal Isuduwaha Wasarada( 20 sano ayuu hayey) Muuse ismaciil
2. Cabdale Aadan Isuduwe Xigeenka Ahna Maamulaha Beeraha (20 sano waa joogay) Muuse Ismaciil

 

 

5) WASAARADA DEEGAANKA

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1. Cabdi warsame xirsi Isuduwaha Wasaarada Muuse Ismaciil
2. Axmed cabdulahi geele Xoghyn warsangeli

 

 

6)WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA

MAGACA SHAQADIISA/AWOODA QABIILKA
Cabdulahi cabdale (sucudi) Isudduwaha Wasaarada Muuse Ismaciil
Axmed cabdulahi cabdale (sucudi) Xoghayn Muuse ismaaciil

 

8) WASAARADA WAXBARASHADA IYO SAYNISKA

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1 Axmed Shire Maxamed Gudoomiye Wasaarada Habar jeclo Biciide
2 Maxamed Jaamac faarax Gudd. Xigeen Muuse Ismaciil
3 Xuseen Xasan Cabdale Madaxa qorshaynta wasarada Muuse ismaciil
4 Maxamed Saciid Mulaax Qaybta SDF ahna waaxda tabobarada Ee Wasaarada Muuse Ismaciil
5 Safiya ismacil hangool Xoghayaha Guud Wasaarada Muuse Ismaciil
6 Muna Geedi Khasnajiga Wasaarada Dhulbahante
7 Sahra Maxamud Jigraale Xoghayaha  Gaarka Ah Muuse Ismaciil
8 Cabdi Cartan Waashmaan Muuse Ismaciil
9 Cali Dhigane Madaxa Waxbarashada Gaarka loo Leeyahay Muuse Ismaciil
10 Axmed Aadan jamac Xubin Tacliinta sare Muuse Ismaciil
11 Maxamud C/laahi Khaan Xubin Tacliinta sare Muuse Ismaciil
12 Mire Xisaabiyaha Keligi uduruxmiin
13 Maxamed bustaale Madaxa kormeerka  
14 Aaadan Badeed Dareewalka Sacad Yoonis
15 Saciid Gambo Xisaabiye Xigeenka Muuse Ismaciil

 

Waxaa Jirta Macalimiinta /sanaag Waa 670-Macalin

  1. 400 Macalin Oo Ka Mid ah Waa Qoyska Keliya ee Muuse Ismaaciil waxayna maamulayaal ka yihiin dhamaanb Iskuulada Ceerigaabo, halka beeshan iyo beelaha kaleba aanay haysan Hal maamule iskuul oo Ceerigaabo kuyaal.

9)    WASAARADA CAAFIMAADKA IYO CUSBITALKA GUUD EE G/SANAAG

 

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1 Naasir cabdiraxman Isuduwe H/Y Cali siciid
2 Nuura rashiid xoghayn H/y isixaaq
3 Guuled cabdiraxman sicid

 

Mamulaha wasarada H/Y Muuse carre
4 Sicid xasan weged PHC dhulbahante
5 Casha macalin Wacyigelinta gobolka dhulbahante
6 Xasan koore HMIS warsangeli
7 Maxamud barre diiriye Public health habarjeclo
8 Xasan yufle Cold chain Muuse ismacil
9 Maxamud cabdi cisman Qaybta qorshaynta wasarad Muuse ismaaciil
10 Cabdulahi cabdi dalmar Madaxa shaybaadhka wasarada H/Y Sacad yonis
      11 Casha maxamud jamac Bisha cas degmada Muuse ismaaciil
      12 Axmed maxamed xashi (kulukulu) Bisha cas ee gobolka

 

Muuse ismaaciil
      13 Xiis Madaxa talaalka gobolka Ciida- gale
      14 Ismacil Agasimaha cusbitalka warsangeli
     15 Khadar xasan aadan Maamulaha Cisbitaal H/Y Sacad yoonis
     16 Jibriil hirdi Madaxa Shaqaalaha  cusbitalka Uduruxmiin
     17 Maxamed cawed Xisabiyaha cusbitalka Uduruxmiin
     18 Axmed cumar Taleex Madaxa Qaybta Dhaawacyada Muuse ismaciil
     19 Jimcale Cali Maxamud Madaxa Qaybta Dawooyinka Muuse ismaciil
     20 C/raxmaan Qamash Madaxa Qaybta Shaybaadhka Muuse ismaciil
     21 Haboon cisman badhafe. Madaxa Qaybta ciyalka Muuse ismaciil
     22 Siciid qaddin Madaxa Qaybta qaliinka Muuse ismaaciil
     23 Kaltun salax ducaale Madaxa Qaybta dumarka Muuse ismaaciil

 

Fg: dhamaan shaqaalaha ka hawl gala cusbitaalka guud ee degmada cerigaabo oo ay  70% ay yihiin reer qudha kuwaasi oo aan ahayn kuwo ku yimi aqoon ee nin waliba u yeedhay ninki xigay waxayna haystan dhaman mamulka cusbitaalka qaybihiisa kala duwan.

10)WASAARADA QORSHAYNTA  G/SANAAG

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1 Farxiya  Xuseen Saalax Isuduwe Dhulbahante
2 Jaamac aflaw Madaxa Qorshaynta Muuse ismaciil
3 Maxamed Shaarub Ku Xigeeen Sacad Yoonis
4 Muna salax Xoghayaha Guud Muuse ismaciil

11)WASAARADA BIYAHA  G/SANAAG

NO MAGACA/NAANAYS SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1   Isuduwe warsangeli
2   Madaxa Qorshaynta Muuse ismaciil
3 Heeliye Ku Xigeeen Sacad Yoonis
4   Xoghayaha Guud Muuse ismaciil

   

12) WASARADA HAWLAHA GUUD IYO GURYAHA

No. MAGACA SHAQADA/AWOODA QABIILKA
  Maxamed Khaliif isuduwaha dhulbante
  Khadar  Fadhaal Isuduwe xigeen  Muuse ismaciil

 

 

13) WASAARADA GAADIIDKA IYO JIDADKA

No. MAGACA SHAQADA/AWOODA QABIILKA
1. Xasan Joof Isuduwe uduruxmiin
2. Axmed Saalax Ismaciil Ku xigeen Muuse ismaciil

 

14)  WASAARADA GANACSIGA

No. Magaca Shaqada/awooda  Qabiilka
1. C/raxmaan Ismciil Maxamuud (naruuro) Isuduwe  Muuse ismaciil

 

 

15) WASAARADA XIDHIIDHKA GOLAYAASHA IYO DASTUURKA

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Cadnaan Madar Ducaale Isuduwaha  Muuse ismaciil

 

16) WASARADA DUULISTA IYO HAWADA

Magaca Shaqada/awooda  Qabiilka
Aadan Yuusuf Muuse (ilkacase)  Isu duwe  Muuse ismaciil
Aadan maxamed maxamuud  Ku xigeen   M.A   biciide

 

17) WASARADA CIYAARAHA

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Cabdi ismacil nacas Isuduwaha  Muuse ismaciil

 

18) WASARADA GASHANDHIGA 

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Faysal cabdi botaan Taliyaha milatariga H/J maxamed abokor
2. Rashiid cali dhigane Abandulka Muuse ismaacil
3. Maxamud doonyaale Taliyaha saldhiga taliska Muuse ismacil
4. Ismaacil maarre (beebeeje) Taliyaha marayniska Muuse ismaacil

 

19) WASARADA MACDANTA IYO TAMARTA

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Cisman cumar faarax Isuduwaha  Habarjeclo
2. Axmed billaaal Xoghayn Muuse ismaaciil

 

20) WASARADA SHAQOGELINTA

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Fadumo x xasan Isuduwaha dhulbahante
2. Yasin cabdi cisman Xoghayn Muuse ismaaciil
3. Axmed maxamed axmed Qaybta genderka Muuse ismaciil

 

21) MAAMULKA GOBOLKA

No. Magaca Shaqada/awooda Qabiilka
1. Tiimbaro Badhasaabka arab
2. Maxamed sangal Xoghaya gobolka Muuse ismaaciil
3. Ismacil faradheere Badhasab xigeen dhulbahante
3. Ismacil x. nuur Maayirka Muuse ismaciil
4.   Xoghayaha dawlada hose Warsangeli
5.   Mayir kuxigeen Dhulbahante

 

FG: Dhamaan maamulka heer gobol oo aan besha habarjeclo wax door muuqda ku lahayn.

Weliba shaqalaha ka hawlgala dawlada hoose ay yihin isku beel.

 

20) JAAMACADA GOBOLKA SANAAG

              MAGACA SHAQADA/AWOODA QABIILKA
Cali cabdi Hurre Guddomiye  Muuse Ismaciil
Axmed iidle Ku xigeenka Dhulbahante
Ibraahim Ducaale yare Maamulka iyo diwaangelinta  Muuse ismaciil ( m. tuurwaa)
Cawil rashiid Mamulka iyo lacagta Uduruxmiin
Muna xuseen Xoghaynta Uduruxmiin

 

FG:  jaamacada oo ah  midhaha wax soo saarka  aqooneed ama muraayada Gobolka sanaag  waxa ka muuqda in ay tahay meel reer isugu habar wacday oo aan tayo iyo aqoonba meesha ka saartay.

Waxay sababtay in ardayda sanadwalba ka soo baxa dugsiyada degmooyinka Gobolku   ay waxbarsharo u doontaan Gobolada galbeed  halka reerihii kalena ay furteen jamacado kale sida east Africa,  Golis universality iyo kuwo kale. Waxa iyana ayaan daro ah in jamacadaas aan tayada lahayn ay dawlada dhexe bilwalba iyo sanad walba siiso misaaniyad iyo kab.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here