Gobolka Sool-Wefti Wasiiro Ah Oo Laascaanood Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed

0
476

Laascaanood(Somalilandrise) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Saleebaan Cali Koore iyo Wefti Culus oo uu Hogaaminayo Ayaa Mashaariic Horumarineed ka Dhagax Dhiga Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Maamulka Gobolka Iyo kan Degmada Laascaanood oo Ay Hogaaminayaan Duqa Degmada cabdicasiis Xuseen Taarwale Iyo badhasaab cabdiqani Maxamuud jiidhe ayaa si Balaadhan halkaasi Wufuuda Ugu Qaabilay

Waxaanu magaalada Laascaanod ka dhagax dhignay dhismaha xarun weyn oo waxbarasho, loogu tala galay Caruurta agoomaha iyo kuwa danyarta ah.
Dhismahan ah mid dhammaystiran, waxaa hirgelintiisa iska kaashaday Jimciyada Khayriga ah ee Islaax ee dalka Baxrayn iyo Jimciyada Caalamiga ee Al-raxma, waxaana hirgelin doonto (African Relief Committee).
Waxaan rajaynayaa in goobtan waxbarasho ay wax weyn ku soo kordhiso tayada waxbarasho ee deegaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here