DEG DEG- Maxkamadda gobolka maroodi-jeex oo xukuntay guddomiye dhamme

0
555

Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa xukuntay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbiga Wadani Maxamed Siddiiq Dhamme 6 bilood oo xadhig ah oo ay kaga xukuntay inuu af-lagaadeeyey madaxwayne Muuse Biixi Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here