Somaliland aqoonsigedu wuxuu ku jiraa Khatumo state oo ay la heshiiso ee maaha inay koonfur dawlada ka talisaa wadahadal la furto.

0
432

Somaliland aqoonsigedu wuxuu ku jiraa Khatumo state oo ay la heshiiso ee maaha inay koonfur dawlada ka talisaa wadahadal la furto

Dadka somaliland wada dagan iyagu ha heshiiyeen marka hore oo midnimo ha muujiyen markas ayan cidwalba ka guulaysankaraa.

Reer sheekh isxaaq an la kaftamo ee waa fudayd badanyihiin hadii aad wax usheegtidna qaadanmayan ilaa xeedho iyo fandhaal kala dhaco mooyee waayo mujaahid matihid ayay ku dhahayaan.

War hooy hadalkayga dhug uyeesha oo ha isdhihina waa oday iska hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here