DEG DEG Wasaaradda arrimaha dibedda somaliland oo ka badashay shirkii Nairobi iyo faah faahin dheeraad ah

0
443

Nairobi -25-06-2019-()–Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL oo ka qaybgalay Shir lagaga hadlayey wada hadalada Somaliland iyo Somalia

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL ayaa ka qaybgalay Shir lagaga hadlayey wada hadalada Somaliland iyo Somalia oo ka qabsoomay magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa wadamada ay ka mid yihiin UK, USA, Sweden, Turkey, Uruka Midowga Yurub, Ururka Midowga Africa iyo ergeyga gaarka ee u qaabilsan dawladda boqortooyada ingiriiska dalalka Geeska Africa.

Weftiga Somaliland ayaa si qoto dheer u sharraxay badheedhaha qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyagoo si cad ugu qeexay beesha caalamka qodobada dooda Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here