Saraakiil ka socda Somaliland iyo Soomaaliya oo la sheegay inay dood isku Arkayaan

0
102

Saraakiil ka socda Somaliland iyo Soomaaliya oo dood isku arkay

Dood Siyaasadeed oo ay isku Hor fadhiisanayaan Masuuliyiin ka.socda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Barri ka Furmaysa Nairobi, Kenya.

dood wadaaggaas waxa dhinaca somaliland matalaya wasiir faratoon, waxaana uu wajahayaa fuursade oo ah agaasimaha Villa Soomaaliya, waxaa ka qayb Galaya oo kale Masuuliyiin ka socda IGAD EU iyo Tukiga.
Waxaa lagaga hadlayaa, wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Sida uu sheegay mac-hadka Soo qaban qaabiyay hawshasi oo lagu Magcaabo HD.

Leave a Reply