Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Boqorka Maxamed Cismaan Iyo Boqorada Xafsa Xasan

0
560

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Luqmaan Maxamed Faarax, Abwaan Xasan Ganey, Abwaan Cabdi Qays , Agasimaha Baanka Dhexe , Suldaan Axmes Abu Salmaa , Maxamed Jaamac Axmed, Xirsi Maxamed Yaasin Iyo Asxaab Kaloo Tiro Badan Waxey Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaan Meherka  Cismaan Maxamed Badmaax Inankiisa Maxamed Cismaan Maxamed Badmaax iyo Xafsa Xassan Dhamac oo meherkoodo ka dhacay Hargeisa Kaasi Oo Ay Ka Qayb Galeen Masuliyiin kala Duwan,Masuuliyiiin Ka Tirsan Xukumada   ,Cuqaal , Waxgarad Iyo Sulaadin Tiro Badan Waxaana Ilahey Uga Baryeynaa Kuwii Ubad Khyr Qaba Kala Hela

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here