Muuqaal-“Anagu Sidii SNM Dalka u Dumisay u Dumin Maynee Sharciga ayaanu raacaynaa isagana ayaanuna Ku Gulaysanaynaa “Cabdi Duco

0
484

Cabdi Duco Iyo Garyaqaankiisa Jamaal Cagaweyne Ayaa eedo uso Jeediyay Maayarka Hargaysa Waxaana uu Shegay Cabdi Duco in Maayarka uu ka Dacwaynaayo Kadib markii uu la Wareegay Hanti uu leeyahay Sidoo Kalena uu Xidhay Bartiisa uu ku leeyahay Facebook.

“Anagu Sidii SNM Dalka u Dumisay u Dumin Maynee Sharciga ayaanu raacaynaa isagana ayaanuna Ku Gulaysanaynaa ” Ayuu Cabdi Duco oo Waraysi Gaar ah Maanta Hargaysa Ku Siiyay Telefishanka Eryal

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here