Hanbalyo Meher -Eng Fahad Boqor Faysal Iyo Marwadiisa Oo Ka Dhacay Ceerigaabo

0
394

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Hanbalyo u Diray Eng Fahad Faysal Iyo Xaaskiisa oo meherkoodu ka Dhacay Magaalada ceerigaabo ee Xrunta Gobolka Sanaag

Munaasibada Meherkan oo Ku Qabsoomay Gudaha Ceerigaabo Ayaa Waxaa kasoo Qayb galay Madax Dhaqameed masuuliyiin Xukuumadeed iyo Masuuliyiin Miisaan Leh Gudaha Magaalada Ceerigaabo

Wasiirka Biyaha Saleban cali Koore,Boqor faysal,Maayarka ceerigaabo Ismaaciil xaaji Nuur Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Qoyska Ugu Duceeyey in Ilaahay Bashbash iyo Barwaaqo ku gaadhsiiyo Aqalgalkooda

Dhinaca kale Waxaa Hanbalyo Meher U Diray Dhamaanba Shaqaale Weynaha Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland,Agaasimaha guud ee Wasaarada Maxamed Yuusuf Iyo Xubno

Image may contain: 3 people, including Eng Fahad Faysal Baraag, people standingImage may contain: 7 people, including Eng Fahad Faysal Baraag, people smiling, people standing and suitImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 12 people, including Eng Fahad Faysal Baraag, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, beardImage may contain: 3 people, including Hussain Abdi Nour, people smilingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 4 peopleImage may contain: 3 people, eyeglasses and beardImage may contain: 5 peopleImage may contain: 4 people, people smiling, indoorImage may contain: 3 people, including Eng Fahad Faysal Baraag, people sitting and suitImage may contain: 3 people, including Eng Fahad Faysal Baraag, people sitting and suit

Hanbalyo Eng Fahad Faysal Baraag Iyo Xaaskiisa oo Meherkoodu ka Dhacay Ceerigaabo Gobolka Sanaag.

Qoyska Cusub Haloo Duceeyo in Rabi Bashbash iyo Barwaaqo ku gaadhsiiyo Aqalgalkooda.

Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here