Daawo: Wasiirka Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka oo Kormeeray Dhismaha Jidka Isku Xidha Somaliland iyo Jabuuti

0
577

Borama (Somaliland Rise)–  Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo ay weheliyaan Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka iyo maamulka gobolka Awdal, ayaa maanta kormeer ku tagay halka uu marayo dhismaha Jidka isku xidha dalalka Somaliland iyo Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here