DEG DEG Warsaxaafadeed Hadda Ka Soo Baxay Jabhadda ONLF Iyo Waxyaabaha Ay Kaga Hadleen

0
1105

Jabahadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO), Wadahadalkii iyo Heshiiskii dhaxmaray ONLF iyo Dawlada Fedaralka Ethiopia Waxaa ka mid ahaa in Ciidamada Jabhada ONLF ay ka mid noqdaan, ciidamada Amniga ee deegaanka.

Kuma jirin heshiiska hub ka dhigis lagu samaynayo.
Hase yeeshee waxaa heshiiska ku jirtay in Ciidamada ONLF iyo kuwa deegaanka la midaynayo si nabadda iyo Xasiloonida dalka loo wada ilaaliyo.

Jabhada ONLF waxaa ka go’an in ay meel-mariso heshiiskii ay la gashay dawlada Federaalka Ethiopia, Waxaana hawsha midaynta ciidamada si haboon u wada gudi isku dhaf ah, waxaana lagu soo gabaganayn doonaa mudo gaban.

Waxaa loo baahanyahay in hawshaas oo ah mid culus lagu wado hab wadatashi ah lagana ilaaliyo wax kasta oo murgin kara.

Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO)

Xigasho: SDM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here