Khilaafka Jigjiga Ka Taagan Oo Sababay In Xilalkii Laga Caydhiyo Masuuliyihiin Qaar Kalena La Magacaabo Iyo Magacyada masuuliyiintaai xilka laga qaaday

0
536

 

 

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida mudan mudane Mustafe Muxumad Cumar ayaa maanta kulan isugu yeedhay golihiidsa wasiirada.

go’aamada ka soo baxay kulankaasi waxaa ka mid ahaa xilka ka qaaday lagu sameeyay Masโ€™uuliyiin dhowr oo la sheegay in ay maalmihii ugu dambeeyay loolan adag ka dhexeeyay.

xubnaha xilka qaadista lagu sameeyay waxaa ka mid ah.

1 Cabdixakiin Cigaal Madixii xarunta dhexe Ee XDSHSI.

2. Guleed Aw-cali wasiirkii xidhiidhka arimaha dawlada DDS.

3. Cabdixukun Cali Dubad oo ahaa maareeyaha kuliyada farsamada iyo xirfadaha ee jigjiga.

4. Cabdi bile maareeyihii wakaalada horumarinta shirkadaha yar yar.

illo wareed kale ayaa noo sheegay in uu masuuliyiinta xilka laga qaaday ku jiro maayirka maamulka magaalada jigjga mudane dayib.

geesta kale waxaa loo magacaabay wasiirka xidhiidhka arimaha dawlada deegaanka somalida mudane Cabdillaahi maxamed mawliid.

Leave a Reply