AKHRI- Tirada Xubnaha Xisbiga Kulmiye Laga Caydhiyey Intii Uu Talada Dalka Hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

0
1138

 

Intii Uu Madaxwayne Muuse Biixi Hogaaminta Talada Dalka La Wareegay Waxaa Xisbiga Kulmiye Laga Caydhiyay.

1- Guddoomiyihii Golaha Dhexe: Jaamac Ismaacil Cige (Shabeel)

2- C/laahi Jaamac Cismaan (Geeljire) Xubin Golaha Dhexe

3- Pro: Cabdi Cali Jaamac Xubin Golaha Dhexe

4- Cismaan Axmed Maxamed Oo Xibin Golaha Dhexe Ah.

Waxaana Laga Eedeeyay Dhamaantood In Ay Ka Hor Imaadeen Hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi !!!!!!! Horaa Loo Soconayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here