Shil Gaadhi Xamuul Ah Oo Kadhacay Isgoyka Hawlwadaag Ee Muqdhisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay (SAWIRRO)

0
1148

Shil Gaadhi Xamuula Ayaa Kadhacay Isgoyka Hawlwadaag Ee Muqdhisho inta La Ug Yahay Waxa Dhawac Daran Ka Soo Gaadhay Hal qof.

Shilkan Sida La ii xaqiijiyey waxa Ugaytay In Gadiidka Mooto Bajaajyo Ah ay Halkaa ku bur’bureen.

Gadhigan Ayaa Kasoo Baxay Dakada Muqdhisho Waxana Uu Socday Sooqa Bakaaraha Intabadan Waxa Dhaca Shilal Noocan Oo kale Ah waxan Keena (1) Xidhnaasha Wadooyinka Iyo Dadka Leh Gaadiidkan Oo iya’guna Sii Xad dhaafa Rarka Uga Badiya

BY journalist Faradhere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here