Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Saraakiil Ka Socota Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

0
459

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socota howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Saraakiisha Midowga Yurub iyo wasiirka difaaca dalka ayaa ka wada hadlay sidii howlgalka midowga Yurub u labo laabi lahaa tabbabarada ay siiyaan ciidanka xoogga dalka, iyadoo wasiirka ugu mahad celiyay taageerada dib u dhiska ciidanka Soomaaliya ay siiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here