FAAH FAAHIN:- Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Weerar La Sheegay In Jabhadda Cornail Caare Xalay Ku Qaaday Ceelafweyn

0
627

Wasiirka Wasaaradda dhlinyarada iyo ciyaaraha somaliland boos mire maxamed oo ceelafweyn ku sugan ayaa ka hadlay weerarka la sheegay inay jabhadda caare ku soo qaadeen magaaadda ceelafweyn oo la sheegay in xalay la maqlayey is rasaasayn halkaasi ka dhacasay oo ay is waydaarsadeen ciidanka amaanka ee ku sugan halkaasi, waxaanay wararku sheegayaan in aanay jirin wax khasaare ah oo ka dhashay, isaga oo wasiir boos ka war bixiyey sidii ay wax u dheceen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here