Guddoomiye Faysal Cali Waraabe “Muuse Bixii Ma Joojin Karo Wada hadallada Somaliland Iyo Somalia”

0
838

Gudomiyaha xisbiga mucaaradka ah Ee Ucud Aya Kahadlay Arimo.Badan Oo ku Saabsan Wada Hadalada Udhexeeya Somaliland Iyo Somaliya Oo mudo Hakad Galay
Hadlakan Ayuu ka sheegay Waraysi Usiinayey Lanta Afka Somaliga Ee Voa

Faysal Ayaa ku Eedeyey Xisbiga Talada Haya Ee Somaliland in ilaa Xiligii Siiraanyo Ay ku fashilmeen Siyaasada Arimaha Dibada
Sidaa Darteed Ayu yidhi Anga Hadaan Nahay Xisbiyada Mucaaradka Ah Waan Bilaabaynaa Wada hadalka Hadii Ay diiday in ay furto Wada Hadalada  xukumada Hada Jirta.

Dhanka Kale Waxa Iyana Uu ku Edeeyey Madaxda Somalia In ay yihiin Dhalin yaro Sidaa Darteed ay U haystaan Somalilan Dad yara xanaaqsan Balse Ayna Ogayn In Somaliland Ay tahay Qaran Jira.

Horay ayuu Usheegay Wasiirkii Hore Ee Duulista Hawada Somalia Siciid Jamac Cali qorshel oo uu waraystay wariye maxamed cabdi cismaan faradhere Taas uu kaga Hadlayo Hakadka Ku yimid Wada hadalada .
Waxa Ushegay in ayna Ku dhaclahayn Labada Xukuumadood Ee Somalia Iyo Somalilan.
Balse Waxa Uku amaanya Xukumadii Siilaanyo iyo Dawladii Xasan Sh maxamud Ee isagu Wasiirka Ka ahaa in ay Kaga Wanaagsan Yihiin Madaxdan Labada Dhinaca waa farmaajo iyo muse biixiye.
W:Q: Wariye faradhere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here