DEG DEG “Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiye Cirro Ayaa Ka Masuul Ah Xanafta Dooroshada Weli Taagan” Siyaasi Geeljire

0
478

Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey munasibad uu kaga qayb galay magaaladda Hrgeysa oo lagaga hdlayey arrimaha doorashooyinka soo socda ee la filayo inay somaliland ka dhacaan, waxaanuu sheegay inay masuuliyadda xanafta doorashadii hore ay leeyihiin guddoomiye cabdiraxmaan crro iyo madaxweynaha talada haya muuse biixi cabdi.

 

HALKAN KA DAAWO HADALKA SIYAASI GEELJIRE OO MUUQAAL AH:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here