DEG DEG Xisbiyada Mucaaridka ah Ee Oo Masuuliyadda Dibudhaca Doorashada Dusha U Saaray Madaxweyne Muuse Biixi

0
581

Xisbiyada Mucaaridka ha ee somaliland  UCID iyo Waddani, ayaa si adag uga hadlay dib u dhac ku yimaadda doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanka ee la filayo inay dalka ka dhacaan annadka soo socda, waxaanay sheegen in masuuliyadda arrintaasi uu masuul ka noqon doono madaxweynaha somaliland “Dibu Dhaca Doorashada Waxa Ka Masuula MD Biixi” Xisbiyada Mucaridka

HALKAN KA DAAWO WARBIXIN Weriye nagiib Cabdilaahi Colaad oo ka tirsan BULSHOTV ka diyaariyey rrintaasi:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here