Hanbalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Garyaqaan Maxamed Cali Careef Iyo Boqorada Hibaaq Axmed Cabdi.

0
906

Dhammaanba Asxaabta Kala Duwan ee Hoos Ku Xusani Waxya Hanbayo Meher Wacan u Dirayaa Qoska Cusub ee kusoo biiray Qoyasaska Islaamka.

Guud ahaan bahda qareenada iyo asxaabta kale ee hoos ku xusan oo kala ah
1. Garyaqaan Xasan C/laahi Cawaale
2. Gadyaqaan Daahir Maxamed Faarax
3. Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin
4. Garyaqaan Cigaal Cismaan Almis
5 Garyaqaan Axmed Ibraahin Cali
6. Maxamex Cali Cilmi
7. Garyaqaan C/risaaq Cismaan Aw cali
8. Garyaqaan Jaamac Cali Ismaaciil
9. Xog-haye Yuusuf Kayse C/laahi
10. Garyaqaan C/qani Cali C/laahi
11. Garyaqaan Jaamac Cali Ismaaciil.
12. Garsoore Sakariye Maxamuud Shirwac.
13. Garsoore Aadan Axmed Muuse
14. X/Ilaaliye Mawliid Cabdi Muuse ” Maax.
15. Garsoore Samiir Axmed C/laahi
16. Eng Badal
Iyo guud ahaan bahda sharciga oo dhami Waxay habalyo meher Wacan  u diraynaa boqorka iyo boqorada
    ▪ Garyaqaan Maxamed Cali Careef. iyo  ▪ Hibaaq Axmed Cabdi

Oo maanta Munaasibada Xaflada Meherkoodu ka Dhacay Gudaha Caasimada hargeisa Gaar Ahaan Hotel Maamuus. Waxaanay Lamaanaha Ilahay uga Barayayaan

Lamaanahanii qurxoon ee kusoo biiray bahda cadaalada alla haka yeelo qoyskii badhaadha, barakooba misana kala hela ubad gabdhiyo wiilalba leh idamka Alle.

Waa bishaariyo guuro
Bil-khayr weeye meheroo
Bar-baar guur ku heshiisaa
Balantii ka dhabayse

Waa mataano bahoobay
Ubax weeye la beeray
Ubax weeye bislaaday
Bixin doona caleemo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here