Xukumada S/Land Waxaan Usoo Jeedinlahaa Inay Guddoomiye Cabdikariin Maxamed Iid Guusha Uu Qaranka U Soo Hooyey Awgeed U Saarto Guddi Heer Qaran Oo Soo Dhawayntiisa Diyaarisa

0
694

 

Xukumada S/Land Waxaan Usoo Jeedinlahaa Inay Guddoomiye Cabdikariin Maxamed Iid Guusha Uu Qaranka U Soo Hooyey Awgeed U Saarto Guddi Heer Qaran Oo Soo Dhawayntiisa Diyaarisa

Marka Hore waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Gudoomiyaha Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga ee Telesom Ceo Cabdikariim Maxamed iid kaasi oo habeen hore guushii ugu wayneyd ee inta taariikhda la og yahay ganacsade Somali ahi qaarada Afrika uu ka soo hooyo ku guulaystay ka dib markii uu Cabdikariin Ku Guuleystay Biladii Abaalmarinta Tignoolajiga dhinaca isgaadhsiinta ee Qaaradda Africa shaqsiga ugu dedaalka iyo hormuudsan.

 

Sida awgeed Xukumada Somaliland waxaan u Jeedinlahaa inay

Gudi Qabanqaabo Soo Dhaweyn ah U

Saarta Halyaygan Qaran Ee Guusha

Dalkiisa iyo Dadkiisaba Usoo Hooyay

 

Hadaba Waxaa Isweydiinleh Sidee loo Ks aha

Bartaasaynay Ugu Dabaaldagaan Weegag

Dhan si ay Ugu Dhiirigaliyaan Halyaygoodan

Qaran ee Dalkiisa Usoo Hooyay Guusha Qaran

Hadaba Xukuumada Somaliland Waxaan Ugu

Baaqayaaa.

 

Si Aynu Umad iyo Qaran Qiima Yeesha U Noqono Aynu Qiimayno Qiimo u yeelo #Qofka QarankeenaSomaliland Sharaf u soo hooya.

Waxaanan ku talinlahaa Indho Xilfatan Ganacsi Iyo Kuwo Qabyaalaadeed Iyada oo aan Midna Lagu EEGIN Guddoomiyaha Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ee Telesom Ceo. C/Kariin Maxamed Iid guusha uu u soo hooyey qaranka Somaliland iyo magaca umadda Somaliyeedba waa in aynu u sameyno maamuus qaran oo Madaarka Caasimadda Hargeysa kolka uu ka soo dego ka dib guushii uu ka soo hooyey Tartankii Tignoolajiyadda Afrika ee uu ku guulaystay Sannadkan 2018-ka Cabdikariin Maxamed Iid.

Dad badan ayaa u laga yaaba inay soo qadimaan dhaliil ay

shirkadda Telesom kaga cabanayaan halkii ay u hambalyeyn lahaayeen guusha uu qarankooda iyo umadda Somaliyeedba Cabdikariin Maxamed Iid, taasina waxay ila tahay in aanay ahayn dhaliil wakhtigeedii iyo goobteedii la joogo ee ay tahay in kaliya maanta ay maalin guusha qofnimo iyo qaranimo ee uu soo hooyey muwaadinkani reer Somaliland aynu ku garab istaagno kuna dhiirigelino dadkeena dunida Saameynta ku yeesha ama qaaradda Afrika in aynu dedaalkooda qirno si ay horumar iyo guulo kuwan la mida dad badan oo umaddeena ka mid ahi ugu dhiiradaan sidii ay inoogu soo hoyn lahaayeen.

 

Qalinkii:  Aqoonyahan Xasan Saleebaan Aadan (Xasan Fiyoore)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here